Somalia oo ku biirtay Urur ay ku midoobeen lix dal & Golaha Wasiirada oo ansixiyey

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyay agaasimaha iyo agaasime ku-xigeenka Hey’adda tayo Dhowrka Soomaaliyeed. Maareeyaha Hey’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed ayaa loo magacaabay Aadan Xasan Barre waxaana Ceydaruus Macallim Xasan loo magacaabay maareeye ku-xigeenka Hey’adda . Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed ayaa ka shaqeyneysa ilaalinta bad-qabka bii’adda iyo noolaha, … Continue reading Somalia oo ku biirtay Urur ay ku midoobeen lix dal & Golaha Wasiirada oo ansixiyey